December 10 2018 12:36:54
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wararka nag soo Gaaraya Duleeda Jowhar ayaa sheegaya in Dagaal Culus uu Ka socdo degmada Mahadaay................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maanta dagaal culus uu ka dhacay deegaan lagu Magacaabo Xumeey kaas oo u dhexeeyay Ciidamada dowladda Federaalka iyo AMISOM oo isgarabsanayay iyo Al Shabaab.

    Deegaanka lagu dagaalamay aya u dhexeeya deegaanada Qoordheere iyo Biyo Cade , waxaana dagaalka uu ka dhashay weerar Ciidamada huwantu ay ku qaadeen deegaankaasi Xumeey oo ay maamulaan Al Shabaab.

    Ururka Al Shabaab ayaa horay loogala wareegay deegaanno hoostaga Shabeelaha Dhexe sida Biyo Cade iyo Ceelbaraf oo iyagu ay maamulayeen.

    Ciidamada dowladda Federaala Soomaaliya iyo AMISOM ayaa waday howgallo xoogan oo ka dhan ah Al Shabaab Si kastaba deegaanka Xumeey ayaa dhaca duleedka degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.


    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,773 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014