December 10 2018 07:06:00
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Booliska Mareykanka oo toogtay Wiil Soomaali ah iyo Rabshado Xoogan oo...................
    News  wararka New Page 1
    Boliska magaalladda Salt Lake City ee Gobalka Utah ee Galbeedka dalka Maraykanka ayaa la sheegay inay habeen hore toogteen Wiil Somali-Kenyan lagu magacaabo Cabdi Maxamed oo 17-jir, kaasi oo ay Boliska sheegeen inuu ka dhega adeegay amar ku aadanaa inuu iska dhigo Bir Fiiqan oo uu kula dagaalamayey Nin kale.

    Cabdi Maxamed ayaa la sheegay inuu haatan ku sugan yahay xaallad khatar ah, kadib, markii uu mid ka mid ah Saraakiisha Boliska ku dhuftay 4 xabbadood.

    Wargeyska The Washington Post ayaa qoray inay Boliska faragelin ku sameeyeen dagaal ay Dhibanaha oo uu wehliyey nin kale ay ku dagaalamayeen qof saddexaad.

    Toogashadda kadib, waxaa halkaasi ka dhacay Dibadbax rabshado wadatay oo looga soo horjoogo falka lagu toogtay wiilkaasi.

    Dhinaca kale, Duqa magaalladda Salt Lake City, Jackie Biskupski ayaa soo saaray Hadal qoraal oo uu ku sheegay in toogashadda lala beegsanayo qof kasta oo ku lug yeeha waxa uu ugu yeero masiibo.

    Si kastaba ha ahaatee, Toogashadaasi ayaa ah tii saddexaad ee ay Ciiddanka hub u adeegsadeen tan iyo bishii hore.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,719 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014