December 10 2018 12:08:23
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:----Ahlusunna oo Gacanta ku dhigtay Liibaan Madaxweyne oo dhaawac ah ..............
    News  wararka New Page 1
    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Ahlusunna ay gacanta ku dhigeen Sargaalkii la dagaalamay Ee Liibaan Maxamuud Madaxweyne oo Dhaawac ah.


    Wararka ayaa intaa ku daraya in Ahlusunna ay si buuxda Magaalada Dhuusamareeb ula wareegtay islamarkaana ay Ahlusunna ay Maamuleyso Magaalada.



    Magaalada ayaa hadda dagan,iyadoo hadda Magaalada aysan jirin Wax Rasaas ah oo laga Maqlayo.
    Ahlusunna wali kama hadlin qabashada Liibaan Maxamuud Madaxweyne oo Dagaalka la galay Ahlusunna.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,324 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014