December 10 2018 03:36:33
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ra’iisul wasaaraha Cumar Cabdirashiid oo maanta hortagaya golaha shacabka ee muqdisho...................
    News  wararka New Page 1
    Xildhibaanadda baarlamaanka soomaaliya oo shalay kullan gaaar ah yeeshtay ayaa shaaca ka qaaday in maanta loo baahan yahay in xarunta golaha shacabka ay hor yimaadaan Ra’iisul wasaaraha soomaaliya, Wasiirka Amniga, Taliyayaasha Nabad suggida iyo kan boliiska.

    Ujeedka loogu yeeray Ra’iisul wasaare cumar cabdirashiid ayaa xildhibaanadda waxaa ay ku sheegeen in ay muhiim tahay in go’aan laga gaaro xaaladdda amni xumi ee ka jirta gudaha dalka soomaaliya.

    Kullankii shalay ee mudanayaasha baarlamaanka oo lagu balansanaa in su’aalo lagu weydiiyo wasiirka Amniga iyo taliyayaasha Nabad suddiga iyo boliiska hase ahaatee kullanka waxaa xaadisay wasiirka amniga kaliya taas oo ugu dambeyn keentay in wasiirka la fasaxo oo kullan gaar ah ay qaataan xildhibaanadda.

    Amaanka xarunta golaha shacabka ayaa aad loo adkeeyay maadama laga baqdin weerar ay geestaan Al shabaab.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,396 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014