December 10 2018 04:05:11
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah Baledweyn:----- Garoonka Ugaas Qaliif oo Lagu Qabtay Boorso Lagu Qarxin Rabay Diyaarad, kadibna ku qaraxday Ciidamada .............
    News  wararka New Page 1
    Wararka Naga Soo gaaraya iminka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa la sheegayaa in qarax xoogan uu ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Qaliif Ugaas Rooble.

    Sidoo Kale Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay Boorso Miinooyin ay ku jireen oo diyaarad lala raaci rabay Diyaarad.

    Goob Joogayaal ayaa sheegay in Boorsada ay ku qaraxday Ciidamadii ku sugnaa Garoonka oo isugu jiray kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM gaar ahaan Ciidamada Jabuuti Inta la ogyahay 6 Askari ayaa ku dhaawacantay oo 2 ka mid ah ay yihiin Ciidamo Jabuutiyaan ah qaraxaasi.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,874 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014