December 10 2018 06:19:58
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dowladda China oo Mar kale ku celisay In Saldhig Ay Ka furaneyso Wadan kamid ah Africa....................
    News  wararka New Page 1
    Dowladda China ayaa sheegtay in ay qorsheyneyso in saldhigyada ay ku leedahay dalka Jabuuti wax badan ka qaban doonto dhibaatooyin badan oo ka taagan dalalka Geeska Africa.

    Sarkaal u hadlay Dowladda China ayaa sheegay in u jeedada ugu weyn ee saldhigooda dalka Jabuuti ay tahay sidii ay uga hortagi lahayeen kooxaha burcadbadeeda Soomaalid oo dhibaatooyin u geysan kara badaha dalalka Yemen iyo Soomaaliya.

    Beijing ayaanan inta badan jecleysan in Saldhigooda Jabuuti loogu yeero mid milatari laakiin waxa ay xustay in warbaahinta si aad u adeegsato Kalimadda Saldhig Milatari .

    Wasiirka Gaashaandhiga China ayaa sheegay in bishii February ee sanadkaan ay billaabeen saldhigooda Jabuuti halkaasoo uu sheegay in sidoo kale ay taageero siin doonaan dadka reer Jabuuti oo tiro ahaan gaaraya 1 Million ruux Dalka Jabuuti ayaa waxa horay Saldhigyo Miltari ugu lahaa dowladda Maraykanka , France iyo Germany.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,992 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014