December 10 2018 04:31:24
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamo aan la Aqoonsan oo Weerar Cir iyo Dhul ah ku qaaday Degaanka Aw-dheegle..............
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay Diyaarado aan la ogeyn halka laga leeyahay ay Weerar ku qaadeen Saldhigyo Al-shabaab ay ku leeyihiin Degaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabellaha Hoose.

    Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamo ka soo Dagtay Saddex Diyaaradood oo ah kuwa Qumaatiga u kaca ay Weerar ku qaadeen Fariisimo ay Al-shabaab ku leeyihiin Degaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabellaha Hoose,waxaana Dagaalkaasi uu qaatay Mudo Sodon daqiiqo ah Xalay galinkii dambe,iyadoo ay jireen Duqeymo ay Diyaaradu Fuliyeen.

    Dadka ku nool Degmada Aw-dheegle ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Ciidamada Weerarka ku qaaday Al-shabaab ay Adeegsadeen Hub Cul culus iyo Bulaleyr ay Cirka u tuurayeen.
    Inkastoo aan wali la ogeyn halka ay ka socdaan Ciidamada Ajaanibta ah ee Weerarka ku qaaday Degaanka Aw-dheegle ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Al-shabaab waxaa ay xaqiijiyeen jiri taanka Warkaasi.
    Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo la hadlay Warbaahinta Al-shabaab Taageerta ayaa sheegay in Weerar Qorsheysan ay ku soo qaadeen Ciidamo Ajanabi ah,balse Shabaabku ay iska Difaaceen sida uu hadalka u dhigay.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,901,327 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014