December 10 2018 06:43:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:--Dagaal xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Cadaado ee Gobolka Gal gaduud iyadoo khasaaraha dagaalkaasi uu kusiifiday...........
    News  wararka New Page 1
    Ciidan kawadatirsan Dawlada Soomaaliya ayaa waxa lasoo sheegayaa in maanta uu dagaal uu ku dhexmaray Degmada Cadaado ee Gobolka Gal gaduud iyadoo khasaaro uu ka dhashay dagaalkaasi.

    Iskahorimaadka waxa uu ka dhacay Agagaarka Saldhiga Booliska Degmada Cadaado waxaana ciidankaasi ay hore ugu biireen Maamulka Galmudug iyadoo ka cabanaya Mushaar la’aan muddo kadib.

    Ciidan katirsan kuwa Daraawiishta ee ilaalinayey Garoonka Diyaaradaha Cadaado iyo Ciidanka Booliska Ee Cadaado kusugnaa ayaa kala shaki soo kala dhex galay dagaal dhexmaray taasi oo keentay labo Askari inay dhaawacmeen.

    Taliyaha Ciidanka Booliska Dawlada Ee Kusugan Cadaado C/nuur Macalin oo isagoo Cadaado jooga Saxaafada la hadlay waxa uu ka warbixiyey wixii maanta dhacay iyo Mushaarka ciidanka ay la’yihiin muddo bilo ah.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,398 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014