December 10 2018 03:49:42
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Dalka Ruushka wararka ka imaanaya, ayaa sheegaya in goor dhaw ay ku bur burtay Diyaarad Rakaab siday.
    News  wararka New Page 1
    Dalka Ruushka wararka ka imaanaya, ayaa sheegaya in goor dhaw ay ku bur burtay Diyaarad Rakaab siday oo ka ambabaxday Magaalada Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta.

    Diyaaradan ayaa waxaa la socday 61 qof oo 55 ka mid ah yihiin rakaabkii saarnaa Diyaarada, halka lixda ruux ee kalena ay ahaayeen Shaqaalaha Diyaarada.

    Diyaarada oo nooceeda uu yahay A Boeing-737, ayaa la sheegay inta aysan dhicin ka hor labo Saacadood inay hawada ku jirtay, balse iyada oo doonaysa inay degato ayeey Diyaaradan dhacday.

    Saraakiil ayaa sheegay inaysan jirin cid ka badbaaday Diyaarada oo gabi ahaanba dadkii saarnaa ay geeriyoodeen, iyadoo aanan si rasmi ah loo shaacin sababta ka dambeysay burburka Diyaarada ama nooca cilada ee ku yimid.

    Waxa ay ku dhacday Diyaarada Magaalada Rostov-on-Don oo ku taallo Koonfurta dalka Ruushka.

    Gaadiidka gurmadka deg dega iyo Saraakiisha caafimaadka ayaa gaaray goobta Diyaarada ay ku soo dhacday ee Magaalada Rostov-on-Don.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,631 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014