December 10 2018 06:56:36
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Culus:------Dagaal u dhexeeya Ciidamada Al-Shabaab iyo Puntland oo ka socda Duleedka Garacad..............
    News  wararka New Page 1
    Wararka laga helayo Duleedka Degaanka Garacad Ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saaka uu ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Al-shabaab dagaalka ayaa yimid ka dib markii Ciidamada Puntland ay Weerar ku qaadeen Goob la sheegay in ay isku Aruursanayeen Al-shabaab,waxaana halkaa wali ka soconaya Dagaal Culus.

    Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Dagaalka uu yahay mid aad u Culus islamarkaana la isku adeegsanayo Hubka Nuucyadiisa kala duwan degaanka Garacad oo Hoostaga Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa Isniintii la soo dhaafay waxaa ka soo dagay Al-shabaabka halkaa gaaray.


    Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland ayaa horay u sheegay in Dagaalkii Suuj ka dhacay la soo Afjaray islamarkaana ay soo bandhigi doonaan Meydadka iyo Maxaabiis Shabaab ka tirsan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,589 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014