December 10 2018 06:53:09
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia.
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Mr Sergey Kuznetsov.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay gacmo furan ku soo dhoweyneyso Danjire Sergey isla markaana Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay si buuxda ula shaqeyn doonto.

    Danjire Sergey Kuznetsov ayaa dhankiisa sheegay inuu si weyn u daneynayo xoojinta xiriirka labada dal, shirkadaha ganacsiga ee Russia-na ay diyaar u yihiin inay maalgashadaan kana qeyb qaataan dhismaha kaabeyaasha dhaqaalaha Soomaaliya.

    Waxaa uu danjiraha sheegay inuu soo dhoweynayo horumarka dhanka siyaasadda, amniga iyo xasiloonida ee ay Soomaaliya ku tallaabsaneyso.

    Ugu dambeyn Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu danjiraha ka codsadey inuu salaam diiran ka gaarsiiyo Madaxweynaha Xiriirka Russia, Vladimir Putin.

    Munaasabadda waxaa goobjoog ka haa Wasiir Ku- Xigeenka Arrimaha Dibedda, Mudane Axmed Cali Kediye, Wasiirk Ku-Xigeenka Gaashaandhigga, iyo mas’uuliyiin kale.

    Dowladda Russia, ayaa dal Soomaaliya xiriir aad u wanaagsan uu kala dhaxeyn jirey xilligii Soomaaliya uu ka talin jirey madaxweynihii geeriyooday Allah u naxariistee sareeyo gaas Maxamed Siyaad Barre, iyadoo Ruushka lagu xasuusto sida uu u qalabeeyay ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan ciidanka xooga dalka Soomaaliya.

    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,539 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014