December 10 2018 07:00:17
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Deg Deg: xildhibaan cabdulaahi goodax bare oo gaaray magaalada baledweyn si uu ugu biiro shirka dib u heshiisiinta gobolka ka socda.
    News  wararka New Page 1
    Wararka naga soo gaaraya magalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in magaalada uu tagay xildhibaan Cabdulaahi Goodax Bare oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya.

    Xildhibaanka ayaa waxaa uu tagay halka uu ka socdo shilka dib u hishiisiinta kaasi oo maalmahaan ka socday magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

    Masuuliyiin ku sugan magaalada beledweyne iyo waxgaradka Hiiraan ayaa xildhibaanka kusoo dhaweeyay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

    Masuuliyiin kale oo dowlada ka tirsan oo kasoo jeeda Hiiraan ayaa la filayaa iney tagaan magaalada Beledweyne.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,641 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014