December 10 2018 04:56:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleeban Rabaax, ayaa sheegay roobka oo aad u xooganaa inay ka dhasheen Daadad ayna dileen 6 ruux.
    News  wararka New Page 1
    Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Awdal ee Somaliland, ilaa lix ruux ayaa ku geeriyootay roobab daadad wata oo shalay gelinkii dambe ka da’ay Gobolkaasi, xilli abaaro daran ay ka jireen.

    Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleeban Rabaax, ayaa sheegay roobka oo aad u xooganaa inay ka dhasheen Daadad, jabsaday Baliyo ku yaallo dhanka sare ee deegaanka Dila, taasna ay sababtay in daadka uu ku soo rogmado goobo ganacsi iyo guryo.

    Caruur iyo dad waaweyn ayeey isugu jira dadka ku geeriyooday daadadkaasi ka dhashay roobka xoogan ee shalay gelinkii dambe ka da’ay deegaano ka tirsan Gobolka Awdal ee Somaliland.

    Daadadka oo aad u badnaa ayaa sidoo kale wararka waxa ay sheegayaan in dad badan naftooda ay la baxsadeen, kadib markii ay fuuleen geedo dhaadheer oo ay ganbaad kaga dhigteen daadadka si aysan u qaadin.

    Roobkaan xoogan ee shalay gelinkii dambe ka da’ay Gobolka Awdal ayaa ku soo aadaya, iyadoo abaar xoogan ay ka jirtay Deeganada Somaliland, gaar ahaan Gobolka Awdal.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,696 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014