December 10 2018 03:35:58
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wasaarada Gaashaandhiga Dalka Mareykanka sheegtay Masuuliyadda Duqeymo ka dhacay Jubbada Hoose.........................
    News  wararka New Page 1
    Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in Diyaaradaha Dagaalka ee Dalkaasi Mareykanka ay Duqeymo la dhaceen Xarumo Al Shabaab ay ku leeyihiin Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

    Diyaaradaha ayaa garaacay Deegaanka Yoontooy, oo qiyaas ahaan 20Km u jirta Magaalada Kismaayo, waxaana halkaasi lagu Dilay ku dhawaad 12 Dagaalyahano oo mid ahaa Xarakada Al Shabaab.

    Afhayeenka Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon, Kabtan Jeff Davis ayaa sheegay in labo ka mid ah Diyaaradahooda ay beegsadeen Al Shabaab, waxuuna intaasi ku daray in Al Shabaab ay khatar ku yihiin amaanka Xoogaga Militariga Mareykanka iyo kuwa Soomaaliya.

    Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Xarakada Al Shabaab oo ay uga jawaabayaan hadalka militariga Mareykanka ka soo baxay.

    Sikastaba, Hadalka Mareykanka ayaa waxuu imaanayaa Xili Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay sheegteen in Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda ay burburiyeen fariisimaha Al Shabaab ee Duleedka Magaalada Kismaayo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,378 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014