December 10 2018 03:36:38
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maamulak Puntland""Qofka Koofurta Nooga Imaanaya waa in uu helaa Cid damaanad qaada”...................
    News  wararka New Page 1
    Maamulka Puntland ayaa ku soo rogay shacabka maamulkaas iyo dadka deegaanada kale uga yimaada qorsho cusub.

    Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa sheegay in looga baahan yahay in shacabka Puntland ay qaataan wax uu ku sheegay dal ku joog , halka kuwa kale oo uu ku sheegay in ay ka yimaadaan Koofurta Soomaaliyana uu ugu baaqay in ay helaan damaanad ay ku joogaan deegaanada Puntland.

    Hadalka Wasiirka Amniga Puntland ayaa yimid iyadoo dhawaan Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan dhinac waqooyi ee Magaaladaasi oo Puntland ay ka arrimiso uu ka dhacay weerar masuuliyiin ay ku dhinteen.

    Wixii ka dambeeyay weerarkaas oo masuuliyaddiisa ay sheegteen Ururka Al Shabaab ayaa waxaa maamulka Puntland uu ku guda jiray dadaallo uu ku xaqiijinayo nabad gelyada deeganada hoostaga.

    Balse hadalka Wasiirka Amniga Puntland ayaa dhaliyay hadal heyn xoogan , maadaama Puntland ay tahay dhul Soomaaliyeed islamarkaana ,yahay hoostaga dowladda dhexe ee Soomaaliya , in culees looga dhigo shacabka intiisa kale ee an ka soo jeedin deegaanada Puntland gelista deegaanada maamulkaas.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,399 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014