December 10 2018 04:18:26
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Maraykanka oo xabsiga Guatanamo Bay kasii daayay maxaabiis Yemeniyiin ah...........................
    News  wararka New Page 1
    Dawlada Maraykanka ayaa 9 maxbuus oo ku xirnaa xabsiga Guatanamo Bay ee gacanka Cuba ku yaala ku wareejisay dawlada boqortooyadda Sacuudiga.


    Sagaalkaan maxbuus oo u dhashay dalka Yemen ayaa laga sii daayay xabsiga Guatanamo waxaana dawlada Sacudiga ay sheegtay inay xabsi kale kusii haynayso illaa xaaladda dalka Yemen ka degayso.
    Dadka maanta la sii daayay daayay waxaa ka mid ah hogaamiye sare oo la yiraahdo Taariq Ba Cudiix oo la xiray sanadkii 2007 waxaana loo haystay dhamaan falal argagixisinimo.


    Arrintaan ayaa qeyb ka ah qorshe la doonayo in xabsigaas lagu xiro inta uusan xafiiska ka tagin M/weyne Barack Obama.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,901,083 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014