December 10 2018 06:42:04
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ugu yaraan 25 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay nawaaxiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
    News  wararka New Page 1
    Ugu yaraan 25 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay nawaaxiga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud kadib markii uu dagaal dhexmaray ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo kaashanaya ciidamada AMISOM iyo kooxda Al-Shabaab.

    Gudoomiyaha degmada Ceelbuur Cabdi Xasan ayaa saxaafada u sheegay in ciidamada iskaashanaya ay guulo ka gaareen dagaalka oo ka dhacay saldhigyo Milieteri oo ku yaal deegaanada Bud-bud iyo Ulajarad oo 75 Km u jira degmada Ceelbuur.

    Wuxuu sheegay in Al-Shabaab laga dilay 25 maleeshiyo ah intuu uu socday dagaalka isla markaana ciidamada dowlada ay si buuxda u maamulaan deegaanada lagu dagaalamay.

    Gudoomiyaha ayaa intaas raaciyay in ciidamada dowlada ay qorsheynayaan inay deegaano cusub kala wareegaan Al-Shabaab si gobolka loga xoreeyo.

    Kooxda Al-Shabaab weli kamka aysan hadlin guusha Mileteri oo ay sheegatay dowlada federaalka Soomaaliya,

    Gudoomiyaha degmada Ceelbuur ma uusan sheegin haddii ay jiraan wax khasaare ah oo dagaalka ka soo gaaray ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,375 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014