December 10 2018 06:45:49
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidammada amniga ee Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay nin la rumaysan yahay inuu wiil yar ku gawracay, deegaanka Ballidhiig ee gobolka Togdheer.
    News  wararka New Page 1
    Ciidammada amniga ee Soomaaliland ayaa gacanta ku dhigay nin la rumaysan yahay inuu wiil yar ku gawracay, deegaanka Ballidhiig ee gobolka Togdheer.

    Wiilka yar oo 12 jir ahaa, kana mid ahaa qoys xoolo dhaqato ah ayaa meydkiisa oo gawracan laga helay deegaankaas.

    Wasiiiru dowlaha arrimaha gudaha ee Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye ayaa sheegay in gawraca wiilka uu ka dambeeyay ninka gacanta lagu dhigay kaasoo isku dayey inuu baxsado, laakiin nasiib wanaag la soo qabtay.

    Soo qabashada eedaysanaha ayaa waxaa iska kaashaday ciidamada amniga ee ka hawl-gala deegaannada Ballidhiig iyo Dhoqoshay.

    Dadka deegaanka ayaa sheegay in wiilka lagu gawracay meel aan ka fogeyn reerkooda oo uu ku ilaalinayay waxaro ama maqal.

    Billowgii sannadkan ayaa deegaan ka tirsan isla gobolka Togdheer waxaa lagu qalay gabar saddex jir ahayd, waxaana dhacdadaas loo qabtay nin la sheegay inuu u dhashay dalka Itoobiya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,423 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014