December 10 2018 13:04:18
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka soo horjeestay Go’aankii Guddoomiye Jawaari................
    News  wararka New Page 1
    Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaah Dibadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in ay si weyn uga soo horjeedaan go’aankii shalay uu ku dhawaaqay guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee la xiriiray Safaradda dibadda ee Xildhibaanada.

    Xildhibaan Dalxa ayaa hoosta ka xariiqay in Guddoomiye jawaari uu ku tagri falo dhaqaalah Xildhibaanada loogu tala galay, islamarkaana ay horay guddiyada Baarlamaanku iyagu isdabari jireen.

    “ Guddoonka Baarlamaanka isaga ayaa qarashaadkii loogu tala galay ka badan Isticmaala, islamarkaana dhaqaalo xadigoodu badan yahay hormarsada” ayuu yiri Dalxa.

    Sidoo kale Xildhibaan Dalxa ayaa daboolka ka qaaday in Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya uu safaradiisa dibadda u isticmaalo qarashaaad dheeraad ah, weliba dad dul saar ah loogu wado dibadda sida uu yiri.

    Ugu dambeyn ayuu sheegay in arrintaan aysan cudur daar u noqoneynin safaradda iyo Howlaha Baarlamaanka hase ahaatee loo baahan yahay in laga firiyo dadka sida ku tagri falka u isticmaalaha dhaqaalaha dowladda ee Wasaaradaha iyo Guddoonka Baarlamaanka ay ka mid yihiin.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,237 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014