December 10 2018 06:04:41
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxo hubeysan oo ku Dagaalamay Muqdisho................
    News  wararka New Page 1
    Iska horimaadkan oo ahaa mid Culus islamarkaana u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Xalay uu ka dhacay Isgooyska Tarbuunka ee Magaalada Muqdisho.

    Iska horimaadkan ayaa yimid kadib markii dabley hubeysan ay Weerar gaadmo ah ku qaadeen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Soomaaliya oo fariisin ku leh Nawaaxiga Isgooyska Tarbuunka Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro kala duwan oo soo kala gaaray Dableydii Hubeysneyd iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

    Xiriiro kala duwan aanu la sameenay Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa inoo suuro gelin in aan qadka taleefonka ku haleelno, si aan wax badan uga weydiino khasaaraha ka dhashay iska horimaadkaasi Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay iska horimaadkan u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kooxihii hubeysanaa.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,751 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014