December 10 2018 12:36:00
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ku waramaya in Maanta Maxkamad la soo taagi doono
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ku waramaya in Maanta Maxkamad la soo taagi doono Taliyaashii hore ee Booliska iyo Birmadka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo kala ah C/rizaaq Afgaduud iyo Cismaan Afdalow .

    Saraakiishaan ayaa dhawaan waxaa Xilka ka Xayuubiyay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas,kadib markii lagu Eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen Iska hor imaad Dad ku dhinteen kuwo kalena ay ku dhaawacmeen oo ka dhacay Magaalada Boosaaso.

    Sidoo kale waxaa jira in Dacwo Oogeyaasha dambiyada ku soo Oogay Saraakiishaan kala ah C/rizaaq Afgaduud iyo Cismaan Afdalow ay doonayaan in deg deg Maxkamad loo saaro.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,762 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014