December 10 2018 03:53:25
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Taliska AMISOM oo beeniyay in Ciidamo Mareykan ah ay qeyb ka ahaayeen howlgalkii ay ku qaadeen Bariire ee gobolka Sh/Hoose.....................
    News  wararka New Page 1
    Afhayeenka ciidanka AMISOM cornell Joe Kibbet ayaa waxa uu sheegay in ciidankooda iyo kuwa xooga dalka Soomaaliyed kaliya ay shalay howlgal ka fuliyeen deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelada hoose .

    Afhayeenku waxa uu sheegay in waxba kama jiraan ay tahay in weerarkaas ay ka qeeyb-qaadten ciidan Marekan ah sidaas oo shalay sargaal u hadlay al-Shabaab uu sheegay.

    Waxa uu yiri afhayeenku “Maya, ma’aaysan jirin askar Mareekan ah oo ka qeeyb gashay howgalka. waxaa fuliyay ciidanka Somaaliya iyo AMISOM ; ujeedkii laga lahaana waanu ka gaarnay.

    Magaranayo halka laga soo xigtay in al-Shabaab Dhimasho ama Dhaawac lagu gaarsiiyay hoowgalkaas,markii hoowgalku uu biloowdayba al-Shabaab weey isga carareen goobta”sidaas waxaa jiri afhayenka AMISOM cornell Joe Kibbet.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,686 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014