December 10 2018 06:24:39
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Barakaca fatahaada Magaalada B/weyne ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay .
    News  wararka New Page 1


    Barakaca fatahaada Magaalada B/weyne ayaa gaartay heerkii ugu sareeyay waxaana jira boqollaal qoysas ah oo wali ku dhax xayiran Fatahaadda Xad-dhaafka ah kuwaasoo aan haysan cid u maciinta madaama haweenka iyo caruurta ku adag tahay inay u bareeraan biyaha.

    Xaafadaha Xaawo-Taako iyo Kooshin oo ugu sii darran marka loo eego magaalada inteeda kale ayeey meelaha qaar biyuhu ka dulboodayaan saqafka kore ee guryaha taasoo qof walba uu ka cabir qaadan karo heerka jooga biyaha ay marayaan.

    Ilaa iyo hadda dowladda federaalka kama aysan hadlin marxalada adag ee soo food saartay dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne oo malaha waqtigan oo kale loo baahanaa in loo fidiyo gurmad deg deg ah, gaar ahaan dadka biyaha ku dhax go’doonsan oo jecelaan lahaa in ay hellaan Doomo dheerya oo soo daabula iyaga iyo alaabahooda.

    Biyaha fatahaada ayaa wali laheyn Wax nusqaan ah waxaana muuqata in ay isku sii ballaarinayaan Xaafaddo hor leh oo aysan wali inta la xasuusto saameyn ku yeelan laakiinse dhinaca kale hadal heynta ugu badan ayaa ah in uu jiro hoos u dhac uu sameynayo wabiga deegaannada qaar balse dadka ayaa aamisaneyn sida uu shegayaan shacabka ku dhaqan.

    Haweenka Carruurta iyo Waayeelka ayaa ah kuwa ay sida gaarka u taabaneyso nolasha adag ee soo food-saartay dadka ku nool degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo gabi ahaanba la oran karo waxaa maasheeyay biyo sanadihii ugu danbeeyay aan noocooda wali horay loo arag Mgaaalada Baledweyne.

    Maamulka ka taliya gobilka hiiraan ayaa waxaa uu hoostagaa doowlada federaalka oo soo magacaawday, mana la garan karo sababta ay uga aamusan tahay doowladu dhibka haysta dadka ku dhaqan magaalada beled weeyn.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,059 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014