December 10 2018 13:09:59
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Sarkaal Booliska Soomaaliyeed ka tirsanaa oo ciidamada amisom ku dileen magaalada Muqdisho......................
    News  wararka New Page 1
    Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM ayaa xalay waxa ay nawaaxiga wadada hor marta Xarunta National Theater ee Magaalada Muqdisho ku jireen Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

    Sarkaalkaan oo xilliga shilka uu dhacayay uu dhaawac xoogan uu soo gaaray ayaa markii dambe u geeriyooday dhaawacii soo gaaray.

    Qaar ka mid ah Saraakiisha AMISOM ayaa saaka la sheegay in ay tageen goobta uu shilku ka dhacay waxaana lagu soo warramayaa in iyaga iyo Saraakiil Boolis ah ay ka wada hadlayaan arrintaan.

    Waxaa indhawaanahaan isi soo tarayay Gaadiidka AMISOM shilalka ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed xilliyada ay marayaan waddooyinka waaweyn ee Caasimadda Muqdisho.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,331 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014