December 10 2018 12:23:29
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Naxdin leh: Tirada Tariibayaashii ugu badnaa ee sanadkan ku geeriyooday Badda oo la helay..............
    News  wararka New Page 1
    Hay’ada UNCHR ayaa sheegtay in ay korortay tirada qaxootiga ku dhimanaya badda u dhaxeysa dalalka Talyaaniga iyo Liibiya.

    UNCHR waxay sheegtay markii la eego sanadkaan iyo sanadyadii la soo dhaafay in uu farqi weyn u dhaxeeyo ,islamarkaana tirada sanadkaan ku dhimatay badda ay aad korortay.

    Kudhawaad 2,500 oo muhaajiriin ah ayaa sanadkan ku geeriyooday badda Meditareeniyaanka, ayaga oo isku dayaya inay u gudbaan Yurub, sida ay ku warantay hay’adda QM u qaabilsan arimaha qaxootiga ee UNHCR.

    Afhayeenka UNHCR William Spindler ayaa wariyaasha ugu sheegay magaalada Geneva in sanadkaan bilihii ugu horeeyey ay dhinteen muhaajiriin aad u farabadan oo kasoo kala jeeda Afrika iyo bariga Dhexe,waxuuna qeylo dhaan ka muujiyey dhimashada muhaajiriinta oo sii kordhaysa sanadba sanadka ka dambeeya.

    Horaantii sanadkaan ayaa waxaa ku dhintay badda u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga muhaajiriin aad u farabadan oo kasoo kala jeeda qaarada Afrika iyo dalalka Syria, Afghanistan iyo Ciraq.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,549 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014