December 10 2018 12:24:02
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag dag ah:--- Ciidamada Ammaanka oo soo Afjaray Weerarkii Ambassador oo ay ku dhinteen....................
    News  wararka New Page 1
    Ciidamada Ammaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u Tababaran Ee Gaashaan waxaa ay soo Afjareen Weerarkii Hotelka Ambassador ee Magaalada Muqdisho.

    Weerarka oo ay Hotelka ku qaadeen Al-shabaab ayaa qaatay mudo dhan 14 Saacadood,iyadoo uu ka dhashay Dhimasho iyo dhaawac Farabadan Dadka dhintay ayaa gaaraya 38 Ruux sida Wararka hor dhaca ah ay sheegayaan,halka dhaawacu uu 70 ku dhaw yahay.

    Mas’uuliyiinta Dowladda Soomaaliya iyo Laamaha Ammanka mida ma faah-faahin Khasaaraha Weerarka ka dhashay Dadkii ugu badnaa ee Dhaawacyadu ay soo gaareen ayaa la geeyay Isbitaalada Muqdisho,iyadoo Isbitaalka Madiina dadkii ugu badnaa la geeyay.

    Ciidamada Ammaanka ka shakiyay Gaari NOHO ah oo loo maleynayo in ay ka dageen Raggii Weerarka ku qaaday Hotelka,waxaana dadka lagu amray in aysan u dhawaan inta laga hubinayo
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,908,566 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014