December 10 2018 04:39:33
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Farxadl leh iyo Kenya oo ka walaacsan in Khaadka laga joojiyo Soomaaliya.......................
    News  wararka New Page 1
    Dowladda Kenya ayaa walaac xoogan ka muujisay in isticmaalka khaadka laga joojiyo guud ahaan Dalka Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu dhaawaan shaaciyay in khadka laga joojin doono Soomaaliya.

    Mas’uul ka tirsan Dowladda Kenya, Peter Munya ayaa waxuu sheegay in dhaqaalaha Kenya uu hoos u dhici karo hadii laga dhabeeyo hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku aadan in Khaadka laga mamnuuco Soomaaliya.

    Dowladda Kenya ayaa dhaqaalo badan ka hesha Khaadka Soomaaliya looga iib keeno Dalkeeda, waxaana hadalka Madaxweyne Xasan lagu tilmaamay mid looga jawaabayay go’aanka Kenya ay ku xireyso Dhadhaab.

    Wargeyska The-Star ee ka soo baxa Dalka Kenya ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu qorsheeya in guud ahaan Khaadka uu ka joojiyo Dalka Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,431 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014