December 10 2018 12:24:12
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweynaha Dawladda Federaalka SoomaaliyaXasan Sh. oo gaaray Xerada Qaxootiga ee Dhaahaab.................................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka gaaray Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Dalka Kenya.

    Warar hordhac oo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu booqasho rasmi ah ku joogi doono Wadanka Kenya, isgoo gaaray Xerada Qaxooti ee ugu wayn dunida ee Dhadhaab,Wuxuuna halkaasi kula kulmay horjoogayaasha Xeradaasi, isagoo aad ugu kuurgalaya xaaladda nololeed oo ay ku sugan yihiin Qaxootiga Somaliyeed ee muddada dheer ku jiray Xeradaasi.

    Warku waxa uu intaasi ku darayaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uu halkaasi uga sii gudbi doonaa Magaalada Nairobe, halkaasi uu kulan kula qaadan doono dhiggiisa Madaxweyne Uhuru Kenyatta, iyagoo ka wada hadli doona xiriirka labada Dal iyo go’aanka Dowladda Kenya ku dooneyso inay ku xirto xeryaha qaxootiga.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa horay u sheegay in aanay macquul aheyn in xilligan Dowladda Kenya ay xirto xeryaha qaxootiga, isagoo doonaya in uu Kenya ku qanciyo in ay ka laabato go’aankeeda.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,573 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014