December 10 2018 05:54:38
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Al Shabaab oo soo bandhigay Magacyada iyo Sawirrada Kenyan ay dileen...........................
    News  wararka New Page 1
    Xarakada Al Shabaab ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada 2 Nin oo Kenyan kuwaas oo shalay Galab ku toogteen fagaaro ku yaalla degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.

    Labada nin oo lagu kala Magacaabo Cabdullaahi Faraj iyo Jared Omambia ayaa Al Shabaab waxa ay ku eedeeyeen in ay la shaqeynayeen Sirdoonka dowladaha Maraykanka, Ingiriska , Isra’il iyo Kenya, iyagoo u basaasi jiray hoggaamiyayaasha Sar sare ee Al Shabaab.

    Cabdullaahi Faraj oo 22 jir ah kuna dhashay Magaalada Mombassa ee dalka Kenya ayaa Al Shabaab waxa ay sheegeen in uu fududeeyay dilka Hoggaamiyayaal ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab oo gudaha dalka Kenya lagu dilay.


    Sheekh Abuud Roobow , Sheekh Samiir Khan , Sheekh Ibraahim Rogo iyo Sheekh Abuubakar Makaburi iyo weliba kuwa kale kuwaas oo Ciidamada Kenya ay toogteen.

    Jared Omambia oo 31 sano jir ah kuna dhashay Magaalada Eldored ee dalka Kenya ayaa Al Shabaab waxa ay ku sheegeen in ay si dirsadeen sirdoonka dalka Kenya si uu u Basaaso dhaq dhaqaaqa Al Shabaab.

    Labada nin oo la sheegay in muddo ay xabsi ku yaalla degmadaasi Jilib ay ku jireen ayagoona ugu dambeyn Maxkamad Al Shabaab ay leeyihiin ay ku xukuntay xukunno dil ah waxaana lagu fuliyay gelinkii dambe ee shalay iyadoona ay ka qeyb galeen boqolaal qof oo muwaadiniin Kenyan ah ee ka bar bar dagaalama Xarakada Al Shabaab.

    Isla shalay Gelinkii dambe waxa ay Al Shabaab dilal toogasho ah ku fuliyeen 4 Nin kuwaas oo ay ku toogteen fagaaro ku yaallo deegaanka Buulo-Falaay ee ku yaalla soohdinta Gobollada Baay iyo Shabeelaha Hoose, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay fududeeyeen weeraro Diyaaradaha Maraykanka ay ku dileen hoggaamiyayaal Al Shabaab ka tirsanaa oo uu ka mid yahay Hogaamiyihii hore Al Shabaab Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abuu Zubeyr.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,611 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014