December 10 2018 06:48:17
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Diyaarad Drone ah oo ku soo dhacday Deegaanka Gobanle oo qiyaastii 70 Km Waqooyi kaga beegan Garoonka Bali Doogle..................................
    News  wararka New Page 1
    Diyaarad nuuca aanu cidina wadin ee Drone-ka loo yaqaan ayaa waxa ay ku soo dhacday Gobolka Shabeelaha Hoose.

    Wararka waxa ay sheegayaan in diyaaradda ay ku soo dhacday Deegaanka Gobanle oo qiyaastii 70 Km Waqooyi kaga beegan Garoonka Bali Doogle ee Gobolkaasi Shabeelaha Hoose.

    Bali Doogle ayaa waxaa Saldhig milatari ku leh Ciidamo Maraykan ah oo halkaas tababarro ku siiya Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Waxaana Diyaaradda soo dhacday la sheegay in ay ahayd nuuca wax basaasa taas oo markii ay soo dhacday gebi ahaan basbeeshayMeesha ay Diyaaraddu ku soo dhacday ayaa ah deegaan ay ka arrimiyaan dhaq dhaqaaqa Al Shabaab.

    Mana jirto cid sheegtay in ay iyadu leedahay diyaaradaas walow hadal heynta ugu badan ay tahay in ay ahayd diyaarad laga lahaa Maraykanka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,465 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014