December 10 2018 07:08:03
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Qarax Khasaaro Sababay oo Kolonyo AMISOM ay la socdeen lagula eegtay Duleedka Afgooye................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa maanta Qarax Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka Kolonyo ay la socdeen lagula eegtay duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

    Kolonyada oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho kuna sii jeeday degmada Baraawe ee Gobolkaasi Shabeelaha Hoose ayaa la sheegay in Qarax Miino lagula eegtay markii ay marayeen deegaanka Caddow Dibille ee duleedka Afgooye.

    Qof deegaanka ayaa Shabelle u xaqiijiyiyay in mid ka mid ah Gaadiidkii Kolonyadaasi uu ku basbeelay Qaraxaasi.

    Waxaana Ciidamada AMISOM markii weerarku dhacay kadib rasaas ay fureen ku dhintay 2 qof oo shacab ahaa kuwaas oo ku sugnaa nawaaxiga ay wax ka dhaceen sida ilo Madax banaan ay Shabelle u xaqiijiyeen.

    Dhinaciisa Guddoomiyaha deegaanka Mareereey ee Gobolka Shabeelaha Hoose Siidow Baalli oo meesha wax ka dhaceen tagay ayaa Shabelle u sheegay in indhihiisu ay qabteen Meydad Ciidamo AMISOM ah oo Kolonyada la sii saarayo balse uusan cayimi Karin inta ay la ekaayeen tiro ahaan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,903,758 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014