December 10 2018 07:11:29
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Sheekh Shariif Oo Ololihii Looga Adkaanay Xasan Sheekh Ka Billaabay Muqdisho...............................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynihii hore ee dowladda KMG ahayd Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ka billaabay Ololihii ugu xooganaa ee dhanka doorashada islamarkaana meesha looga saarayey Xasan Sheekh.

    Wararku waxay tilmaamayaan in Sheekh Shariif xubno matalaya ay ku dhex milmeen Odayaasha la doonayo in ay soo doortaan xildhibaanno.

    Odayaashan ayaa la doonayaa inay soo xulaan shaqsiyaad dhanka Sheekh Sariif ah, bedalkii Xasan Sheekh uu ku mashquulay guddi doorasho iyo waxyaabo la mid ah.

    Xogtu waxay sheegaysaa in lacagtii ugu badneyd uu soo geliyey Sheekh Shariif Magaalada Muqdisho, waana siyaasaddii ugu cusleyd ee uu ciyaaro.

    300 ka mi dah xildhibaannada imaanaya waxa uu Sheekh Shariif doonayaa inuu isaga keensado, beelahoodana xubinnimada uga soo iibiyo, waana qorshe sahlan oo uu ku guuleysan karo.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,903,811 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014