December 10 2018 03:21:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Dag Dag ah:---Wasiir Dowlihii Xafiiska Ra’isal Wasaaraha oo la xaqiijiyay inuu ku dhintay Weerarkii Hotel Naasahablood ee Muqdisho........................
    News  wararka New Page 1
    Iyadoo ay jireen warar sheegaya in weerarkii xalay lagu qaaday hotelka Naasa Hablood in uu ku geeriyootay Burci Maxamed Xamza oo ahaa wasiir dowlihii xafiiska ra’iisulwasaarah ee dhanka Bii’ada ayaa dowladda Soomaaliya arintaas xaqjiisay.

    Wasiirka arimaha dibada ee dowladda Soomaaliya Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa bartiisa Twitter kusoo qoray tacsi uu u diraaya burci Maxamed Xamze oo ku dhintay weerarkii xalay.

    Wararka ku aadan geerida Burci Maxamed Xamze ayaa soo baxaayay ilaa xalay, balse Wasiirka Arimaha Dibada ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay.

    Burci Maxamed Xamze ayaa soo noqday Wasiiru Dowlihii Wasaarada Arimaha Dibada Somaliya, hadana wuxuu ahaa Wasiiru Dowlihii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka Bii’ada.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,157 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014