December 10 2018 03:36:12
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Korneel Barre Hiiraale iyo Saraakiil Mareykan ah oo ku kulmay Magaalada Gaarisa.........................
    News  wararka New Page 1
    Warar laga helayo Magaalada Gaarisa ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Saldhig Ciidamada Mareykanka halkaasi ay ku leeyihiin ay kulamo kula qaateen Korneel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale iyo Saraakiil kale oo ka socda howlgalka AMISOM gaar ahaan kuwa Ethiopia iyo Kenya.

    Kulanka oo ahaa mid xasaasi ayaa waxaa intiisa badan diirada lagu saaray sidii Al Shabaab looga saari la haa Degaanada iyo Degmooyinka ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka maadaama Maamulka Jubaland uu ku guul dareystay wiiqida Al Shabaab.

    Wararka ayaa sheegaya in Korneel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale lagu wareejiyay Sanaada militari oo la sheegay in uu kula Dagaalami doona Dagaal yahanada Xarakada Al Shabaab eek u xoogan qeybo ka mid ah Gobolada Jubbooyinka.

    Ilo wareedyo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegaya in Korneel Barre Hiiraale uu hogaamin doono howlgallo ka dhan ah Xarakada Al Shabaab oo la filayo in dhawaan ay ka bilaawdaan Degaano iyo Degmooyin dhaca Gobolada Jubbooyinka ee Dalka Soomaaliya.

    Ugu dambeyn, Dowladda Mareykanka ayaa ka mid ah Dowladdaha Dalka Soomaaliya ka taageera la Dagaalanka Xarakada Al Shabaab, iyadoona xusid mudan in Dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday howgallo Al Shabaab looga saarayo Gobolada Jubooyinka.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.01 seconds 28,900,385 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014