December 10 2018 12:59:42
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyey Afgembigii dhicisoobay ee Turkiga.......................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, waxa uu si kulul u cambaareeyey Isku-daygii Afgembi ee Jimcihii ka dhacay dalka Turkiga. Kadib, markii ay Koox ka tirsan Saraakiisha Milliteriga Turkiga isku tijaabiyaan inay carqaladeeyaan Deganaanshaha iyo Dimuqraadiyadda Turkiga.

    “Waa wax aan la aqbali Karin in la afgembiyo Nidaamka Dimuqraadiyadda ee ay dadka Turkiga ku soo nolol qaateen” ayuu yiri Madaxweynaha oo Isku-dayga Afgembiga fashilmay ku tilmaamay nasiib-xumo.
    Waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Somalia ku faraxsan tahay in laga guuleystay Ciiddanka Shaydaanka ee doonayey inay Turkiga u rogaan dhul colaadeed.

    Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu tilmaamay inay Dowladda Federalka taageero buuxda siinayaan Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan, wuxuuna u rajeeyey Dadweynaha iyo Hoggaamiyayaasha Turkiga inay ku sii naaloodaan Midnimo, Nabad, Deganaansho iyo in la xushmeeyo Dastuurka Qaranka Turkiga.

    Dhinaca kale, Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, waxa uu Dhambaal Tacsi ah u diray dhigiisa Faransiiska, Francious Hollane, wuxuuna cambaareeyey weerarkii loo adeegsaday gaariga xamuulka ee habeen hore lala beegsaday dad u dabaaldegayey Maalinta Xorriyadda Faransiiska.
    Madaxweyne Xsaan Sheekh waxa uu falkaasi ku tilmaamy mid Argagixiso oo ka dhan ah Aadminimadda.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,175 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014