December 10 2018 04:27:07
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Banaanbax looga soo horjeeday Afgambigii Turkiga oo Muqdisho ka dhacay Iyo Shacabka ................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay Banaanbax loogu soo horjeeday afgambigii fashilmay ee ka dhacay Dalka Turkiga, waxaana banaanbaxaasi soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlada Federaalka Soomaaliya, Maamulka gobolka Banaadir, iyo shacab fara badan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir.

    Sidoo kale waxaa Banaanbaxa ka qeyb galay qaar ka mid ah Culima’udiinka Soomaaliya ee ku sugan MuqdishoShacabkii iyo Madaxdii ka qeyb gashay Banaanbaxa ayaa socod ka bilaabay Taalada Daljirka dahsoon ee Muqdisho waxayna socodkooda ku tageen Xarunta Safaarada Turkiga ee Muqdisho.

    Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in shacabka Muqdisho ay noqonayaan shacabkii ugu horeeyay ee muujiyay dareenkooda ku aadan afgambigii fashilmay ee ka dhacay TurkigaSidoo kale Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in la dhibaateeyo shacabka Turkiga.

    Sidoo kale waxaa banaanbaxayaasha ka hor hadlay una mahad celiyay Aadan biyoos oo ah Sargaal ka tirsan Safaarada Turkiga ee Soomaaliya Millatariga dalka Turkiga ayaa isku dayay iney afgambi ku qabsadaan dalka Turkiga oo ay kala wareegaan talada Dalka Madaxweyne Recep Dayib ordogan.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,213 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014