December 10 2018 04:24:52
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Gaari Hoomey ah oo Isbaaro lagu rasaaseeyey Dhimasho iyo Dhaawac ka soo gaaray dad.........................
    News  wararka New Page 1
    Isbaarooleey wadada gashay ayaa la sheegay inay rasaas ooda uga qaadeen gaari hoomeey ah oo dad rakaab ah siday xilli uu marayey deegaan katirsan Gobolka Shabellaha Hoose.

    Dableeydaasi hubeysan ayaa waxay gaariga ku rasaaseeyeen meel udhaw Deegaanka Buula mareer xilli ay doonayeen inay dhac ugeystaan rakaabka saarnaa gaariga darawalkana uu ka dhago adeegay inuu istaago.

    Inta la xaqiijiyey labo qof ayaa dhintay waxaana ku dhaawacmay labo kale oo ahaa dhamaantood dadkii gaariga saarnaa iyadoo kooxdii rasaasta furtay ay meesha ka carareen.
    Inta badan Gobolka Shabellaha Hoose isbaarooleyda ayaa wadada gasha iyagoona kadib dadka baabuurta saran ee safarleyda dhac ugeysa.

    Ilaa hadda ma jirto wax war ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Shabellaha Hoose iyo kan Koonfur Galbeed oo looga hadlayo dhacdadaasi ka dhacday agagaarka Deegaanka Buula mareer.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,182 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014