December 10 2018 04:43:34
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamada Maamulaka Somaliland oo dil ku xukuntay8 Qofood kamid ah dadkii............
    News  wararka New Page 1
    Maxkamadda Ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa xukunno dil ah ku riday illaa 8 qof oo lala xiriirinayo in ay ka dambeeyeen dilka Taliyihii Ciidamada Booliska ee meesha la yiraahdo Saaxil.

    Col Yuusuf Faarax Sharmarke Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida maamulka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay xukunka Ciidamadaasi kadib markii raggaasi la soo taagay Maxkamad Ciidan.

    Maxkamadda ayaa sidoo kale xukunno xarig ah ku riday tiro dad ah oo kale kuwaas oo iyana lagu eedeeyay in ay Tuulo deegaanada maamulka Soomaaliland ka tirsan ay weerareen.

    Qareenkii u doodayay dadkaasi la xukmay ayaa Cadaalad darro ku tilmaamay xukunnka ay Maxkamaddu maanta ku dhawaaqday.

    Taliyihii Booliska ee Saaxil ee la dilay ayaa Lagu Magacaabi Jiray Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,490 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014