December 10 2018 03:37:01
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Gadoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir ee Muungaab oo Wasiir Loo Magacaabi Rabo…......................
    News  wararka New Page 1
    Xog ay heshay Warbaahinta ayaa sheegeysa in duqii hore iyo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) la filayo in xil wasiiru dowle loo magacaabo dhowaan.

    Qorshahan ayaa waxaa wada madaxweyne Xasan Sheekh, waxayna wararku sheegayaan in Generaal Muungaab uu heysto balanqaad markii ay arrintaasi ka wadahadaleen labada dhinac, rajadiisuna tahay in loo magacaabo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya.

    Xasan Muungaab oo la sheego inuu hanti badan ka urursaday intii hayay xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa u sharxan xildhibaan iyo jagada madaxweynaha, taasoo u muuqata inuu Xasan Sheekh doonayo inuu ka hor tago.

    Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa isaguna rajo ka qaba in xilkan cusub u saamaxayo inuu ka mid noqdo Golaha Wasiirada, halkaasoo uu ku dhex wadan karo ololihiisa musharaxnimo ee labada jago.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,414 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014