December 10 2018 05:03:50
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Ciidamada Liyu Police oo shacab ku dhibaateeyay Gobollada kamid ah Gobolada Somaliya, halkaasi oo lagu..........................
    News  wararka New Page 1
    Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa sheegay in Ciidanka Liyu Police ay dhibaato u geysteen shacabka ku nool deegaan ku yaalla Xadka Gobollada Mudug iyo Galgaduud ay la wadaagaan Deegaanada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

    Cismaan Maxamed Cali ayaa carabka ku dhuftay in Nawaaxiga deegaanka Kaxandhaale ee Gobolka Mudug iyo sidoo kale Gelinsoor ay Ciidamada Liyu Police ka barakiciyeen qaar ka mid ah dadkii ku dhaqnaa halkaasi iyadoo aan la ogeyn sababta.

    Dhinaca kale Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Maamulka Galmudug ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in kala qob qobnaanta Soomaaliya ay keentay in Shacabkeeda meel kasta lagu dhibaateeyo Xuduudahoodana ay baneestaan dalal Shisheeye sida uu hadalka u dhigay.

    Ciidamada Liyu Police ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ayaa bilihii la soo dhaafay waxa ay dad rayid ah ku xasuuqeen deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobollada Mudug iyo Galgaduud.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,787 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014