December 10 2018 03:55:35
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Degmada moqokori ee Gobolka Hiiraan oo ka cabanaya biyo yaraan dadka xoola dhaqatada ah haysta,DAAWO VIDIOGA.
    News  wararka New Page 1
    Degmada moqokori ee gobolka hiiraan oo ka canaya boyo yaraan dadka xoola dhaqatada ah haysta waxay ku dhib qabaan hal ceel matoor oo ay degmadaasi leedahay.

    Dadka iyo xoolahu waxay ka wada cabaan hal ceel dhib badan ayaan ku qabnaa ayay yiraahdeen dadka ceelkaas biyaha ka waraabinayay xoolaha.

    gudoomiye kasta oo la soo magacaabo waxaa soo magacaaba madaxweeynaha, ma jirto waxqabad ka yimaada gudoomiyahaas ma jirto la xisaabtan madaxweeyne oo uu wax qabadkiisa ku kormeeraayo dadka uu masuuliyadooda UU u soo wakiishay .

    Madax weeynuhu markii uu xilka isu soo sharaxayay waxaa dadka uu masuulka ka noqon doono soo jiidtay lix qodob oo uu sheegay in uu degma kasta garsiin doono ,waxayna kala ahaayeen sidatan , degma kasta oo wadanka ah in uu ka dhisi doono[1, saldhig boolis[2, xabsi [3,xarunta degmada [4,ceel biyood[5 isbitaal [6,iyo iskuul .

    Maxaa ka qabsoomay lixdii qodob ee soo jiidatay shacabka soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer hiiraan .

    Hada waxaa uu mar labaad u taagan yahay in uu xilka ku soo laabto maaxad ku dooraneeysaan oo ku xasuusaneeysaan marlaabaad in uu madax weeyne idinka masuul ah noqdo taladu waa xaga dhalinyarada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer hiiraan.

    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,716 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014