December 10 2018 13:05:36
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Bananbaxyo Waa weeyn oo ka dhayay Magaalada Muqdisho Sababta waa maxay......................
    News  wararka New Page 1
    Waxaa goordhaw ka bilowday magaalada Muqdisho Banaan bax ay dhigayaan Haweenka Soomaaliyeed, waxa ayna Banaan baxan ku dalbanayaan Haweenka in xaquuqdooda laga siiyo Dowlada dhawaan la dhisayo.

    Haween badan oo ka kala socda Ururada Bulshada ,Degmooyinka gobolka Banaadir ayaa isku soo baxay, waxa ayna Haweenka wataan boorar ay ku dalbanayaan in ay helaan xaquuqdooda ama qoondada boqolkiiba sodonka ahee Haweenka loo qorsheeyay.

    Waxa ay ugu baaqeen Haweenka Banaan baxa dhigaya Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ee ku shirsan magaalada Muqdisho in ay soo saaraan go’aan ay ku cadeenayaan qoondada haweenka ay ka helayaan Dowlada dhawaan la dooranayo.

    Qaar kamida haweenka oo la hadlay qoraal baahiyaha baxdo.com ayaa sheegay in ay rajo xumo ka qabaan doorshada somalia 2016 taas oo hada wajiyo badan
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,255 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014