December 10 2018 03:36:28
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Muungaab oo lagu daray Masuuliyiinta Sar sare ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Shacabkii af labadii ....................
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa oggolaadey soo jeedinta magacaabista Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, S/Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).

    Magacaabista Muungaab waxaa soo jeediyay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke.
    Madaxweynuhuna wuxuu sheegay isagoo tixraacaya soo jeedintaasi in rasmi aha u oggolaadey una saxiixay soo jeedintaasi oo dhaqan gashey shaley oo taariikhdu ahayd 09, August, 2016. X

    S/Guuto Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa horay u ahaa Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho intii u dhexeysey bishii February 2014 ilaa October 2015.

    Mudada Guddoomiyaha uu ka ahaa Gobolka Banaadir, ayaa inta badna Bulshada Muqdisho ku eedeeyaan in uu Masuul ka yahay Muranada ka taagan dhulalka ee sida xaq darrada ah dadkii lahaa looga boobay.

    Waana Guddoomiyihii Barakiciyay sida inta badan reer Muqdisho sheegaan Qoysas Guryahodoa oo docomentiyo sharci ah ay u heystaan kuna yaalla Caasimadda Muqdisho islamarkaana shaqsiyaasd huwan shaalka dowladda uu si sharci darro ah ku siiyay ama ugu garbiyay in hanti dad danyar ah leeyihiin boobaan.

    Tallaabooyinkaas Gurracan ayaa Muungaab waxaa la sheegay in uu ku dhaqaaqo in ay u sahashay awooda Dowladda oo Shacabka Masaakiinta ah uu ugu tagri falayShacabka Masaakiinta ah ee Guryahooda uu ka barakiciyay islamarkaana dad ku taamaya Awooda dowladda uu ka iibiyay ama siiyay waa kuwa inta badan habeen iyo maalin ka cabanaya Warbaahinta.

    Falalkaas wuxuushnimo ee cadaalada darrada salka ku hayo iyo arrimo kale oo isbiirsaday oo ay ka mid tahay sugida arrimaha Amniga oo uu soo fara gashtay waxa ay qeyb ka ahaayeen arrimo isbiirsaday ee dabayaaqadii sanadkii hore uu xilkiisii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku waayay

    Intaas oo dhan oo taagan waxaa dad badan oo shacabka Muqdisho ah ay la Muraal dillaaceen Magacaabista Muungaab ee Wasiiru dowlaha Wasaaradda Cadaaladda weliba xilligaan kala guurka ah , iyadoo aan meel lagu sheegin dhul boobkii la sheegay in uu horkacayay ee dadkii ku garyo iyo hanti belay ay iyaga iyo Caruurtooda weli banaanada dhaxanta la jiifaan.

    Hadaba qaar ka mid ah Bulshada Muqdsiho oo siyaabo kala duwan Shabelle ula soo xiriiray ayaa qaba in Muungaab oo duqa Muqdisho shacabku ugu caal waayeen hantida iyo dhulalkooda in lagu daro Masuuliyiinta ugu sar sareysa Wasaaradda Cadaaladda ay ka dhigantahay Kud ka guur oo qanjo u Guur.
    x. Shabeellenews
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,900,393 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014