December 10 2018 05:57:04
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War Deg Deg ah:--Diyaaado dagaal oo duqeyn u geystey guri ku yaal duleedka degmada Saakow............................
    News  wararka New Page 1
    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay saqdii dhexe duqeyn la beegsadeen guri ku yaalla duleedka degmada Saakoow.

    Sida ay sheegtay idaacada afka Soomaaliga ah ee VOA guriga la weeraray ayaa ku sugnaa xubno ka tirsan ururka Alshabaab oo inta badan gobolka Jubbada Dhexe gacanta ku haya.Hase yeeshee ma jiro faahfaahino kale oo la xiriira weerarka gantaalada lagu qaaday degmada Saakow.

    Illaa iyo haddana lama oga qasaaraha ay sababeen weerarka lagu qaaday guriga ku yiil duleedka magaalada Saakow, waxaana la jaray isgaarsiinta qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Jubbada Dhexe.
    Ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay ururka Alshabaab kaasoo la xiriira duqeynta loo geystey guriga ku yaal duleedka magaalada Saakow.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,649 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014