December 10 2018 06:14:49
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War dag dag ah:---Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Muqdisho..................
    News  wararka New Page 1
    Wararka naga Soo gaaraya Isgoyska Warshada tarakha iyo Sigaarka ayaa waxaa ay Sheegayaan in Dab Xoogan uu halkaasi ka kacay.


    Dabka ayaa waxaa uu qabsaday Kaalin Shidaal oo ka agdhow goobta uu Dabka ka kacay,Isagoona ku Faafay maqaayado iyo Xaafadaha ka agdhow.


    Goobjoogayaal ayaa goordhow Warbaahinta u Sheegay in Dab uu kacay,islamarkaana aan Weli la ogaan Sababta ka dambeysa Dabkaasi.


    ilaa iyo Hada lama Oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Dabkaasi Gaadiidka Dab Dimiska ayaa Gaaray goobta uu Dabka ka kacay,iyadoona sidoo kale halkaasi lagu Arkayo Ciidamo badan oo ka Tirsan kuwa Dowladda soomaaliya
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,902,917 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014