December 10 2018 12:46:29
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Fah Fahin:---Dagaal Beeleed khasaaro geystay(((Murusade iyo Habargidir))) oo ka dhacay Gobolka Mudug.........................................
    News  wararka New Page 1
    Ugu yaraan 1 Ruux ayaa ku dhintay, 2 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Dagaal beeleed uu ka qarxay Degaan hoostaga Gobolka Mudug ee bartamaha Dalka Soomaaliya.

    Dagaalkaan oo ka dhacay Degaanka Ceel-lahelay ee Gobolka Mudug ayaa waxuu yimid kadib markii labada maleeshiyo beeleed ay kala dhaceen Xoolo, kuwaasoo kala ah Murusade iyo Habargidir, sida Dadka Degaanka ay u sheegeen Idaacadda Shabelle.

    Xiisada labadan beel ayaa muddooyinkii dambe waxey ka aloonsaneyd Degaanka haatan lagu diriray Dhaawac Dadkaasi ayaa loo qaaday isbitaal, si halkaasi xaaladooda caafimaad loogu dabiibo.

    Ilaa iyo hada ma jiro wax waan waan ah oo laga dhex wado maleeshiyo beeleedka ku Dagaalamay Degaanka Ceel-lahelay ee Gobolka Mudug.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,908,978 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014