December 10 2018 12:56:53
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Danjiraha Midowga Afrika oo shaaciyay in dhaqaalo la’aan ay heyso AMISOM..........................................
    News  wararka New Page 1
    Danjiraha Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa howlgalka AMISOM, Francisco Madeira ayaa dhaqaalo xumida heystay howlgalka AMISOM, waxuu ku tilmaamay mid caqabad ku ah dib u soo celinta xasiloonida Dalka Soomaaliya.

    Madaxa howlgalka AMISOM, Francisco Madeira ayaa waxuu shaaca ka qaaday in loo baahan yahay in la qaado talaabo wax ku ool ah maadaama uu hoosta ka xariiqay in muhiim ay tahay in la helo dhaqaalaha AMISOM.

    Waxuu ka dalbaday Saaxiibada Soomaaliya in ay qaatan kaalinta kaga aadan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo ka socda Koonfurta iyo bartamaha Dalka Soomaaliya.

    Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa Danjire Madeira waxuu carabka ku adkeeyay in Xoogaga Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah Xarakada Al Shabaab.

    Danjiraha Ururka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa ugu dambeyn waxuu tilmaamay in Saraakiisha Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay isku raaceen xoojinta Dagaalka haatan lagula jiro Xarakada Al Shabaab oo weli ku sugan Gobolada qaar ee Dalka Soomaaliya.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,909,138 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014