December 10 2018 04:40:37
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Muwaadin Soomaaliyeed oo la soo taagay Maxkamad Maraykanka ku taallo oo. ...................................
    News  wararka New Page 1
    Maxkamad ku taala dalka Maraykanka ayaa ninkii 11 aad oo Soomaali Maraykan ah kana soo jeeda Magaalada Minneapolis ku eedeeysay in uu gacan saar weyn la leeyahay Ururka Daacish ee ka dagaalamaya Dalalka Syria iyo Ciraaq.

    Maxamed Amiin Rooble ayaa sida Maxkamaddu ay sheegtay in weli la rumeysan yahay in uu ka barbar dagaalamayo Ururka Daacish ee dalka Syria kadib baaritaano ay sameeyeen Ciidamada Sirdoonka ee dalkaas.

    Dukomentiyo ay soo bandhigtay Maxkamadda Magaalada Minneapolis ayaa lagu sheegay in mr Rooble uu isticmaalay lacago loo ururiye Buundo ku taalla Magaaladaasi oo burburty Sanadkii 2007 iyadoo lacagahaasi qaybo ka mid ahna uu u adeegsaday in uu ugu safro Magaalada Istanbul ee dalka Turkey-ga sanadkii 2014.

    Maxkamadda Federaalka ah ayaa xustay in Rooble uu soo bandhigayey Sawirro muujinaya Colaadaha Syria oo uu soo qaaday iyadoo uusan dib ugu soo laaban Dalka Maraykanka.

    Waalidiinta Ninkaas Soomaali Maraykanka ah ayaa sheegay in wiilkooda uu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay Buundadii burburtay ee Magaalada Minneapolis,kadibna lacago magdhaw ah oo la siiyey uu ku galay safarkii uu ka tegay dalka Syria 10 beri kadib markii lacagtaasi ay ku dhacday Akoonkiisa.

    Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa lagu Maxkamadeeyay dalka Maraykanka kuwaasoo lagu eedeeyay in ay taageero siiyaan Ururka Daacish halka kuwo kale la sheegay in ay ku biireen Ururkaasi ayna gaareen Dalka Syria.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,446 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014