December 10 2018 04:30:52
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    War culus:---Dagaal Xoogan oo laga soo sheegayo Gobolka Bakool iyo dagaal toos ah oo........................
    News  wararka New Page 1
    Wararka aan ka heleyno Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamo Ethiopian ah ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM lagu weeraray inta u dhexeysa Rabdhuure iyo deegaanka Buulo-Dhuxulle ee Gobolkaas.

    Waxaana weerarkaas uu ku bilowday Qarax lala beegsaday mid ka mid ah Kolonyada Ciidamadaasi ay la socdeen Intaas kadib ayaa waxaa xigay dagaal fool ka fool ahaa ee Dhexmaray Ciidamada Ethiopia iyo Xarakada Al Shabaab.

    Dadka deegaanka ayaa Shabelle u xaqiijiyay in ay arkayeen mid ka mid ahaa Gaadiidka Ciidamada Ethiopia oo gubanaya Lama oga illaa iyo iminka khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkaas oo Al Shabaab ay ku qaadeen Kolonyada ay wateen Ciidamada Ethiopia.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,314 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014