December 10 2018 05:09:56
Muxaadarooyin
Kitaabka Usuulu Thalaatha
Tafsiirka Sh, M Maclim

Qisasul-al-anbiyaa
Hidaha iyo Dhaqanka
wabiga degmada camaloow

dhacdooyinka
Hidaha Iyo Dhaqanka
Ciyaarta Walasaqada
BBC
VOA Somali
Universal
Somali Channel
Arab TV
Somali Links
Allcamaloow.com
  • Hiiraannet.com
  • Hiiraanxog.net
  • Muqdishotv.com
  • Coomaad.com
  • Hiiraanweyn.net
  • Hiiraan.com
  • Camaloow.com
  • Latest Articles
    · Muxaadarooyim Qiso u...
    · Kitabaka Ajuumifga
    · Hidaha iyo Dhaqanka ...
    · Muxaadarooyin Kala d...
    · Kitaabka Usuulu Thal...
    googlaha Hoose
    New Page 1
    Faalloo
    Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka mid ah Madaxda la filayo inay ka qeyb galeen shir madaxeedka 53aad ee Urur Goboleedka IGAD ee Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
    News  wararka New Page 1
    Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ka mid ah Madaxda la filayo inay ka qeyb galeen shir madaxeedka 53aad ee Urur Goboleedka IGAD, kaasoo todobaadka soo socda ka dhacaya magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.


    Magaalada Muqdisho ayaa markii u horeysay marti gelin doonta shir caalami ah muddo 30 sano ah, iyadoo Warbaahinta Caalamka ay xilli ugu yeeri jireen Caasimada ugu khatarta badan Caalamka.

    Shir madaxeedka IGAD ee bishan ka dhacaya Muqdisho ayaa la filayaa in looga hadlo doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya bishan September iyo October, qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Koofurta Sudan.

    Madaxda kale ee la filayo inay Madaxweynaha Soomaaliya kala qeyb galaan shir madaxeedka IGAD ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, Salva Kiir Madaxweynaha Koofurta Sudan, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalgne, Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir iyo Ismaaciil Cumar Geelaha Jabuuti.

    “Waa markii ugu horeysay oo Muqdisho ama Soomaaliya lagu qabto shir heer sare ah muddo 30 sano ah, waxaan aragnaa inay tani fariin taariikhi ah u direyso Caalamka oo ah in Soomaaliya ay dib u soo laabatay”sidaas waxaa yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abdisalam Omer hadliye.
    Comments
    No Comments have been Posted.
    Post Comment
    Please Login to Post a Comment.
    Ratings
    Rating is available to Members only.

    Please login or register to vote.

    No Ratings have been Posted.
    Daawo Waxyaabaha cusub


    Daawo Waxyaabaha cusub
    mid cusub

    Youtub
    New Page 1

    Login
    Username

    Password



    Not a member yet?
    Click here to register.

    Forgotten your password?
    Request a new one here.
    VOA Somali
    Render time: 0.02 seconds 28,901,890 unique visits

    Camaloow Online Copyright-2002-2014